Bungesliga

Xidigii Ay Doonayeen Kooxaha Yurub Oo Heshiis Afka Ah Lagaaray Real Madrid.

Sida warbaahinta jarmalka qaar ay daabacdey Alaba ayaa doortay inuu kubiiro kooxda kadhisan caasimada spain ee Real Madrid.

Heshiiska uu David Alaba Kula jiray Bayern Munich waxaa uga harsan 1sano isaga oo cadeeyey inuu katagayo kooxdiisa Bayern Munich sanadka dambe.

Alaba ayaa sanadka dambe noqonaya bilaash wuxuuna awoodaa inuu kubiiro kooxdii uu doono qaab bilaash ah waxaana isha kuwada haya dhaman kooxaha ugu tunka weyn qaarada yurub sida Chelsea, Manutd iyo Liverpool.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *