Premierleague

Waa Kuma Xidiga Uu Pep Guardiolla Sheegay Inuu Bilaash Ugu Biiirayo Barcelona.

Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay in Eric Garcia uu si xor ah ugu biiri doono Barcelona xagaagan, Garcia oo ka soo baxay akadeemiyada Barcelona ayaa kubiiray City 2017.

Garcia ayaa diiday qandaraas cusub oo ay usoo bandhigtay kooxda ku ciyaarta Etihad Stadium xagaagii hore, waxaana uu noqon doonaa mid xor ah dhamaadka xili ciyaredkan.

Difacan dhexe ayaa kaliya 10 kulan usaftay kooxdiisa xilli ciyaareedkan mana ka mid aheyn xidigaha City ee ku guuleysatay markii afaraad oo isku xigta Carabao Cup ciyaar ay 1-0 kaga badiyeen Tottenham Axadii.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *