Premierleague

Tuchel Oo Ciyaartoyda Chelsea Ka Dalbaday Hal Arin, Maxey Tahay?

Tababaraha kooxda Chelsea ee Tomas Tuchel ayaa ciyaartoyda kooxdiisa ka dalbaday in ay laba jibaaran dedaalkooda hadii ay doonayan iney horyaalka premier league utartamaan sanadka dambe.

Blues ayaa adkeysatay kaalinta afaraad ee kala sareynta Premier League-ga ka dib markii ay 1-0 kaga badiyeen West Ham taasoo usuura gelisay inay seddex dhibcood ka sareeyaan Hammers booska Champions League loogu soo baxo

Chelsea tan iyo markii uu xilka qabtay Tuchel waxa ay latimid awood dheeri ah iyadoo tababaraha Jarmalka uu kooxda ku hogaamiyay finalka FA Cup, semi-finalka Champions League iyo kaalinta afaraad ee kala sareynta Premiwr League.

Si kastaba ha noqotee Chelsea ayaa la rajeynaya in sanadka dambe hanashada Premier League kula tartanto kooxda Mancity.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *