Serie A

Rasmi: As Roma Oo Xaqiijisey In Tababaraheeda Cusub Uu Noqon Doono Jose Mourinho.

Kooxda As Roma ayaa xaqiijisay in ay heshiis lagaartay tababaraha reer Porugal ee Jose Mourinho si uu u hogaamiyo kooxdooda xili ciyaareedka cusub.

Mourinho ayaa laga ceyriyey shaqada kooxda Tottenham bishii Abril kadib17 bilood oo uu hogaaminayay kooxda ka ciyaarta Premier League-ga, kudhawaqista kooxda Roma ayaa timid saacado uun kadib markii ay kooxdu xaqiijisay in tababaraha haatan ee Paulo Fonseca uu bixi doono dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Mourinho Waxa ay unoqon doontaa markii labaad ee uu hogaamiyo koox ka dhisan Serie A-da ka dib markii uu labo xilli ciyaareed lasoo qaatay kooxda Inter Milan ka hor inta uusan ku biirin Real Madrid sannadii 2010-kii.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *