European Super League

Maxaa Kajira Inuu Burburay Tartanka European Super League?

Iyada oo larumeysanyahy in tartanka European Super League uu burbur kudhowyahay hadana madaxweynaha Juventus Andrea Agnelli oo ah xubin kamid ah European Super League, ayaa cadeeyey in tartanka uusan sii socon doonin.

Bianconeri iyo Milan midkoodna si rasmi ah uma shaacin ka bixitaankooda European Super League balse sida wararku sheegayaan Rossoneri ayaa isaga hartay tartanka.

Sidoo kale madaxweynaha UEFA Aleksander Ceferin ayaa soo dhoweeyay dhaman kooxaha dib ugu soo laabtay kubada cagta Yurub.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *