Premierleague

Man Utd Oo Kusoo Biirtay Tartanka Loogu Jiro Xidig Uciyaara Leicester City.

Kooxda Man United ayaa kusoo biirtay xiisaha loo qabo xidiga qadka dhexe uga ciyaara naadiga Leicester City ee Wilfred Ndidi, iyada oo dooneyso iney ka garab ciyaarsiiso xidigaheeda Bruno Fernandes iyo Paul Pogba,

Leicester City ayaa dooneysa in xidigeda Wilfred Ndidi ku iibiso qiimo sare xagaagan iyado kooxda Man United kamid tahay kooxaha xiisaha uqaba xidigaan reer Nigeria,

Inkastoo Man United heysato xidigo dhowr ah oo ku wanagsan qadka dhexe sida Fred, Tominay, Matic iyo Pogba hadana waxa ay dooneysaa iney xoojiso qadkeeda dhexe si sanadka dambe ugu tartanto horyaalka ingiriiska iyo tartamada yurub.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *