Premierleague

Man City Oo Lasoo Saxiixaty Weeraryahanka Fluminense Ee Kayky.

Kooxda Manchester City ayaa la soo saxiixatay weeraryahanka kooxda Fluminense Kayky aduun lacageed oo dhan £9million iyo lacag dheeri ah oo kuxiran wax qabadkiisa.

Kayky oo ah 17 jir udhashay wadanka Brazil kana ciyaara garabka midig ee weerarka ayaa lagu soo waramayaa inuu xiiseynayay kubiirista Man City in muddo ah, iyadoo City ay ku garaacday saxiixiisa kooxaha kale.

Kayky ayaa kusii sugnaan doona kooxdiisa Fluminense ilaa dhamaadka xili ciyaareed kooda oo ku eg December 2021.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *