Serie A

Lukaku Oo Kudigtay Zlatan Ibrahimovic Waxyar Kadib Guushii Inter Milan ee Horyaalka Talyaaniga.

Romelu Lukaku ayaa bartilmaameed ka dhigtay Zlatan Ibrahimovic ka dib markii Inter loo caleemo saaray horyaalnimada Serie A Axadii.

Kulankii ugu dambeeyay ee Milan derby, xidigii hore ee Manchester United ayey isku dhaceen garoonka dhexdiisa joog dheeraha Ac milan Zlatan Ibrahimovic iyadoo uu isku dhacaasi taagnaa ilaa iyo markaas.

Kadib markii Inter loo gacan galiyay horyaalka talyaaniga ka dib barbarihii Sassuolo ee Atalanta, Lukaku ayaa Twiterka kusoo qoray sidaan “Ilaaha runta ah ayaa guusha siiyey boqorka!”.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *