Laliga

Koeman : Uma Maleynayo In Barcelona Ka Awood Badantahay Kooxaha Horyaalka Kula Tartamaya.

Tababaraha Barcelona Ronald Koeman ayaa qirtay inuusan u maleyneyn in kooxda Barcelona ay tahay kooxda ugu xoogan tartanka horyaalka Spain ee xilli ciyaareedkan.

Isaga oo yiri “Uma maleynayo inaan ka awood badanahay seddexda kooxood ee kale ah [Real Madrid, Atletico iyo Sevilla] Iyagu sidoo kale wey guuleysanayaan kulamadooda , dhamanteena kulamo adag ayaa inoo haray. “Dagaalka horyaalka loogu jirana wuxuu socon doonaa ilaa maalinta ugu dambeysa tartanka.”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *