Premierleague

Ilintiisu Waxey Aheyd Been’ Aabaha Dhalay Sergio Aguero Oo Si Adag Uweeraray Pep Guardiolla.

Aabaha dhalay Sergio Aguero Leonel El Castillo ayaa Pep Guardiola ku eedeyey in uu ka been shegay ilmadii ka timid isaga oo sagootinaya weeraryahanka Man City Sergio Aguero intii lagu jiray wareysi uu siinayey Sky Sports.

Kadib kulankii ugu dambeyey ee Man City 5-0 kaga badisay Everton Guardiolla ayaa Ilmeeyey isaga oo markaas kadibna yiri” aad ayaan u jecelnahay asiga waana shaqsi gaar noo ah dhamaanteen mana buuxin karno booskiisa”.

Si kastaba ha ahaatee aabaha dhalay Aguero ayaa radio la red usheegay “ma aamini doono ilinta Guardiolla ka timid maxaa yeelay isagu ma uusan dooneyd Aguero xiligaan”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *