EURO

Hordhaca Iyo Falanqeynta Group C Tartanka Euro 2020.

Tartanka xiisaha badan ee Euro 2020 Group-kiisa C waxaa kuwada jira xulalka Natherlands, Ukraine, Austria iyo North Macedonia oo dhamaantood doonaya iney meel fiican ka gaaraan tartankaan xiisaha badan hadaba waxaynu eegeynaa macalimiinta, ciyaartoyda iyo xaqiiqooyinka xulkasta.

Natherlands

Frank de Boer- waa macalinka xulka qaranka Natherland wuxuu sanadkii hore shaqada xulka Holland ka badalay Ronald Koeman oo ku biiray kooxda Barcelona.

De Boer ayaa doonayaa inuu xulka Holland ku hogaamiyo hanashada koobkii ugu horeeyey ee European Champions tan iyo 2008-dii iyagoo kulankooda furitaanka Euro 2020 la ciyaari doona xulka qaranka Ukraine maalin axad ah 13-ka juun.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Natherlands

Goolhayeyaal: Jasper Cillessen (Valencia), Tim Krul (Norwich City), Maarten Stekelenburg (Ajax Amsterdam).

Daafacyada: Nathan Ake (Manchester City), Daley Blind (Ajax Amsterdam), Matthijs de Ligt (Juventus), Stefan de Vrij (Inter Milan), Denzel Dumfries (PSV Eindhoven), Jurriem Timber (Ajax Amsterdam), Patrick van Aanholt (Crystal Palace), Joel Veltman (Brighton & Hove Albion), Owen Wijndal (AZ Alkmaar)

Qadka Dhexe: Frenkie de Jong (Barcelona), Marten de Roon (Atalanta), Ryan Gravenberch( Ajax Amsterdam) Davy Klaassen (Ajax Amsterdam), Teun Koopmeiners (AZ Alkmaar), Donny van de Beek (Manchester United), Georginio Wijnaldum (Liverpool)

Weeraryahanada: Steven Berghuis (Feyenoord), Luuk de Jong (Sevilla), Memphis Depay (Olympique Lyonnais), Cody Gakpo (PSV Eindhoven), Donyell Malen (PSV Eindhoven), Quincy Promes (Spartak Moscow), Wout Weghorst (Wolfsburg).

Kulamada Ay Ciyaarayaan Group C

Axad 13-ka juun Natherlands vs Ukraine.
Waqtiga: 10:00 pm Xiliga Geeska Africa.

Khamiis 17-da Juun Natherland vs Austria.
Waqtiga: 10:00 pm Xilig Geeska Africa.

Isniin 21-da juun North Macedonia vs Natherland.
Waqtiga: 7:00 pm Xiliga Geeska Africa.

Austria

Franco Foda- waa macalinka xulka qaranka Austria wuxuu udhashay Jarmal-ka wuxuu 2010 kula guuleystay Austria Cup kooxda Sturm Graz iyo sanadkii xigay oo kula guuleystay Austrian Bundesliga.

David Alaba oo qadka dhexe uga ciyaara xulkiisa Austria ayaa la rajeynayaa inuu noqdo furaha xulka Austria tartanka Euro 2020 si lamid ah xidigaha Marco Arnautovic iyo Marcel Sabitzer.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Austria

Goolhayeyaal: Daniel Bachmann (Watford), Pavao Pervan (Wolfsburg), Alexander Schlager (LASK)

Daafacyada: David Alaba (Bayern), Aleksandar Dragović (Leverkusen), Marco Friedl (Werder Bremen), Martin Hinteregger (Frankfurt), Stefan Lainer (Mönchengladbach), Philipp Lienhart (Freiburg), Stefan Posch (Hoffenheim), Christopher Trimmel (Union Berlin), Andreas Ulmer (Salzburg)

Qadka Dhexe: Julian Baumgartlinger (Leverkusen), Christoph Baumgartner (Hoffenheim), Florian Grillitsch (Hoffenheim), Stefan Ilsanker (Frankfurt), Konrad Laimer (Leipzig), Valentino Lazaro (Internazionale), Marcel Sabitzer (Leipzig), Louis Schaub (Luzern), Xaver Schlager (Wolfsburg), Alessandro Schöpf (Schalke)

Weeraryahanada: Marko Arnautović (Shanghai Port), Michael Gregoritsch (Augsburg), Sasa Kalajdzic (Stuttgart), Karim Onisiwo (Mainz)

Kulamada Ay Ciyaarayaan Group C

Axad 13-ka juun Austria vs North Macedonia.
Waqtiga: 7:00 pm Xiliga Geeska Africa.

Khamiis 17-da juun Natherlands vs Austria.
Waqtiga: 10:00 pm Xiliga Geeska Africa.

Isniin 21-da juun Ukraine vs Austria.
Waqtiga: 7:00 pm Xiliga Geeska Africa.

Ukraine

Andriy Shevchenko- waa macalinka xulka qaranka Ukraine wuxuuna horey ugu soo ciyaaray kooxaha Ac Milan iyo Chelsea wuxuuna markii ugu horeysay leylinayaa xulka Ukraine tartan caalami ah 5 sano oo uu tababare u ahaa Xulkaasi.

Kabtanka xulka qaranka Ukraine Andy Yarmolenko ayaa la rajeynayaa inuu noqdo furaha xulka Ukraine tartanka Euro 2020 sidoo kale xidiga Ruslan Malinoviskyi oo 8 gool udhaliyey kooxdiisa Atlanta horyaalka Talyaniga xili ciyaareedkan.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Ukraine

Goolhayeyaal: Georgiy Bushchan (Dynamo Kyiv), Andriy Pyatov (Shakhtar Donetsk), Anatolii Trubin (Shakhtar Donetsk)

Daafacyada: Eduard Sobol (Club Brugge), Illia Zabarnyi (Dynamo Kyiv), Serhiy Kryvtsov (Shakhtar Donetsk), Denys Popov (Dynamo Kyiv), Oleksandr Tymchyk (Dynamo Kyiv), Vitaliy Mykolenko (Dynamo Kyiv), Oleksandr Karavaev (Dynamo Kyiv), Mykola Matviyenko (Shakhtar Donetsk)

Qadka Dhexe: Serhiy Sydorchuk (Dynamo Kyiv), Ruslan Malinovskyi (Atalanta), Mykola Shaparenko (Dynamo Kyiv), Marlos (Shakhtar Donetsk), Yevhen Makarenko (Kortrijk), Oleksandr Zinchenko (Manchester City), Viktor Tsygankov (Dynamo Kyiv), Taras Stepanenko (Shakhtar Donetsk), Andriy Yarmolenko (West Ham), Oleksandr Zubkov (Ferencváros), Heorhii Sudakov (Shakhtar Donetsk), Roman Bezus (Gent)

Weeraryahanada: Roman Yaremchuk (Gent), Artem Besedin (Dynamo Kyiv), Artem Dovbyk (Dnipro).

Kulamada Ay Ciyaarayaan Group C

Axad 13-da juun Natherland vs Ukraine.
Waqtiga: 10:00 pm Xiliga Geeska Africa.

Khamiis 17-da juun Ukraine vs North Macedonia
Waqtiga: 4:00 pm Xiliga Geeska Africa.

Isniin 21-da juun Ukraine vs Austria
Waqtiga: 7:00 pm Xiliga Geeska Africa.

North Macedonia

Igor Angelovski- waa macalinka xulka qaranka North Macedoni wuxuu xilka qabtay 2015 wuxuuna xulka ku hogaamiyey iney kaalinta 3aad kaga dhameystaan isreebreebka Euro 2020 waxaa kaliya ka horeeyey Poland oo malinta 1aad ku dhameysatay iyo Austria oo kaalinta 2aad gashay.

Ezjgan Alioski oo qadka dhexe uga ciyaara Leeds United ayaa larajeynayaa inuu noqdo furaha xulka qaranka North Macedonia tartanka Euro 2020 wuxuuna sidoo kale ka ciyaari karaa dambeeda bidix oo uu xili ciyaaredkan uga ciyaarayey kooxdiisa Leeds United.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka N/Macedonia

Goolhayeyaal: Stole Dimitrievski (Rayo Vallecano), Damjan Siskovski (Doxa Katokopia), Riste Jankov (Rabotnicki)

Daafacyada: Stefan Ristovski (Dinamo Zagreb), Visar Musliu (Fehérvár), Egzon Bejtulai (Shkëndija), Kire Ristevski (Újpest), Gjoko Zajkov (Charleroi), Darko Velkovski (Rijeka), Ezdzan Alioski (Leeds)

Qadka Dhexe: Arijan Ademi (Dinamo Zagreb), Enis Bardhi (Levante), Stefan Spirovski (AEK Larnaca), Boban Nikolov (Lecce), Tihomir Kostadinov (Ružomberok), Ferhan Hasani (Partizani), Eljif Elmas (Napoli), Daniel Avramovski (Kayserispor), Darko Curlinov (Stuttgart), Marjan Radeski (Akademija Pandev)

Weeraryahanada: Goran Pandev (Genoa), Aleksandar Trajkovski (Mallorca), Ivan Trickovski (AEK Larnaca), Vlatko Stojanovski (Chambly), Krste Velkovski (Sarajevo), Milan Ristovski (Spartak Trnava)

Kulamda Ay Ciyaarayaan Group C

Axad 13-ka juun Austria vs North Macedonia.
Waqtiga: 7:00 pm Xiliga Geeska Africa

Khamiis 17-da juun Ukraine vs North Macedonia.
Waqtiga: . 4:00 pm Xiliga Geeska Africa.

Isniin 21-da juun North Macedonia vs Natherlands.
Waqtiga: 7:00 pm Xiliga Geeska Africa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *