EURO

Hordhaca Iyo Falanqeynta Group B Tartanka Euro 2020.

Tartanka xiisaha badan ee Euro 2020 Group-kiisa B waxaa kuwada jira xulalka Belgium, Denmark, Russia iyo Finland oo dhamaantood doonaya iney meel fiican ka gaaraan tartankaan xiisaha badan hadaba waxaynu eegeynaa macalimiinta, ciyaartoyda iyo xaqiiqooyinka xulkasta.

Belgium

Roberto Martinez- waa tababaraha xulka qaranka Belgium wuxuuna horey usoo leyliyey kooxaha Wigan iyo Everton oo kawada dhisan horyaalka ingiriiska wuxuuna xilka tababarenimo ee Belgium ka badalay Marc Wiltoms kadib Euro 2016 isagoo xulka Belgium ku hogaamiyey iney kaalinta 3 aad kudhameystaan koobkii aduunka ee 2018.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Belgium

Goolhayeyaal: Thibaut Courtois (Real Madrid), Simon Mignolet (Club Brugge), Mats Selz (RC Strasbourg Alsace).

Daafacyada: Toby Alderweireld (Tottenham), Dedryck Boyata (Hertha Berlin), Jason Denayer (Lyon), Thomas Vermaelen (Vissel Kobe), Jan Vertonghen (Benfica).

Qadka Dhexe: Timothy Castagne (Leicester), Nacer Chadli (Istanbul Başakşehir), Yannick Carrasco (Atlético Madrid), Kevin De Bruyne (Manchester City), Leander Dendoncker (Wolves) Thorgan Hazard (Dortmund), Thomas Meunier (Borussia Dortmund), Dennis Praet (Leicester), Youri Tielemans (Leicester), Hans Vanaken (Club Brugge), Axel Witsel (Borussia Dortmund).

Weeraryahanada: Michy Batshuayi (Crystal Palace), Christian Benteke (Crystal Palace), Jérémy Doku (Rennes), Eden Hazard (Real Madrid), Romelu Lukaku (Inter Milan), Dries Mertens (Napoli), Leandro Trossard (Brighton).

Kulamada Ay Ciyaarayaan Group B

Sabti 12-da juun Belgium vs Russia.
Waqtiga: 10:00 pm Xiliga Geeska Africa.

Khamiis 17-da juun Denmark vs Belgium.
Waqtiga: 7:00 pm Xiliga Geeska Africa.

Isniin 21-da juun Finland vs Belgium.
Waqtiga: 10:00 pm Xiliga Geeska Africa.

Denmark

Kasper Hjulmand- waa tababaraha xulka qaranka Denmark wuxuu horey usoo hogaamiyey kooxda reer Danish ee Nordsjaeland isagoo uqaaday horyaalka Danish-ka 2012-dii kadibna wuxuu udhaqaaqay Kooxda Mainz si uu badal ugu noqdo Tomas Tuchel oo markaas ka tagay Kooxda Mainz.

Hjulmand ayaa la qorsheynayey inuu noqdo tababaraha xulka Denmark marka uu dhamado Euro 2020 balse dib udhaca uu sababay Covid-19 ayaa keentay in uu isaga hogaamiyo xulka qaranka Denmark tartanka Euro 2020.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Denmark

Goolhayeyaal: Kasper Schmeichel (Leicester), Jonas Lössl (Midtjylland), Frederik Rønnow (Schalke)

Daafacyada: Jens Stryger Larsen (Udinese), Simon Kjær (AC Milan), Andreas Christensen (Chelsea), Joachim Andersen (Fullham), Daniel Wass (Valencia), Mathias Jørgensen (Copenhagen), Joakim Mæhle (Atalanta), Jannik Vestergaard (Southampton), Nicolai Boilesen (Copenhagen)

Qadka Dhexe: Mathias Jensen (Brentford), Christian Nørgaard (Brentford), Pierre-Emile Højbjerg (Tottenham), Thomas Delaney (Dortmund), Anders Christiansen (Malmö), Christian Eriksen (Inter Milan), Mikkel Damsgaard (Sampdoria), Robert Skov (Hoffenheim)

Weeraryahanada: Martin Braithwaite (Barcelona), Andreas Cornelius (Parma), Andreas Skov Olsen (Bologna), Yussuf Poulsen (Leipzig), Kasper Dolberg (Nice), Jonas Wind (Copenhagen).

Kulamada Ay Ciyaarayaan Group B

Sabti 12-ka juun Denmark vs Finland.
Waqtiga: 7:00 pm Xiliga Geeska Africa.

Khamiis: 17-da juun Denmark vs Belgium.
Waqtiga: 7:00 pm Xiliga Geeska Africa.

Isniin 21-da juun Russia vs Denmark.
Waqtiga: 10:00 pm Xiliga Geeska Africa.

Russia

Stanislav Cherchesov- waa macalinka haatan ee xulka qaranka Russia wuxuuna xulka ku hogaamiyey wareega 8da ee koobkii aduunka ee 2018 lagu qabtay isla Russia, wuxuuna markaas ku guuleystay tababarahii ugu wanagsan 2018 dhanka raga.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Russia

Goolhayeyaal: Yuri Dyupin (Rubin), Matvei Safonov (Krasnodar), Anton Shunin (Dinamo Moskva)

Daafacyada: Georgi Dzhikiya (Spartak Moskva), Igor Diveev (CSKA Moskva), Yuri Zhirkov (Zenit), Vyacheslav Karavaev (Zenit), Fedor Kudryashov (Antalyaspor), Andrei Semenov (Akhmat), Mario Fernandes (CSKA Moskva)

Qadka Dhexe: Dmitri Barinov (Lokomotiv Moskva), Rifat Zhemaletdinov (Lokomotiv Moskva), Maksim Mukhin (CSKA Moskva), Aleksandr Golovin (Monaco), Daniil Fomin (Dinamo Moskva), Roman Zobnin (Spartak Moskva), Alexei Ionov (Krasnodar), Daler Kuzyayev (Zenit), Andrei Mostovoy (Zenit), Magomed Ozdoev (Zenit), Denis Makarov (Rubin), Aleksei Miranchuk (Atalanta), Denis Cheryshev (Valencia)

Weeraryahanada: Artem Dzyuba (Zenit), Anton Zabolotny (CSKA Moskva), Aleksandr Sobolev (Spartak Moskva).

Kulamada Ay Ciyaarayaan Group B

Sabti 12-ka juun Belgium vs Russia.
Waqtiga: 10:00 pm Xiliga Geeska Africa.

Arbaco 16-ka juun Finland vs Russia
Waqtiga: 4:00 pm Xiliga Geeska Africa.

Isniin 21-da juun Russia vs Denmark.
Waqtiga: 10:00 pm Xiliga Geeska Africa.

Finland

Markku Kenerva- waa macalinka xulka qaranka Finland wuxuu horey usoo ahaa macalin iskuul wuxuna difaaca uga dheeli jiray xulka Finland inkastoo uusan laheyn qibrad tababranimo dhanka kooxaha hadana wuxuu xulka Finland hogaaminayaa tan iyo 2016-dii isagoo Finland usoo saaray markii ugu horeysay tartan heer caalami ah.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Finland

Goolhayeyaal: Lukas Hradecky (Leverkusen), Jesse Joronen (Brescia), Anssi Jaakkola (Bristol Rovers)

Daafacyada: Paulus Arajuuri (Pafos), Daniel O’Shaugnessy (HJK Helsinki), Joona Toivio (Häcken), Leo Väisänen (Elfsborg), Sauli Väisänen (Chievo), Robert Ivanov (Warta Poznań), Jere Uronen (Genk), Nikolai Alho (MTK Budapest), Jukka Raitala (Minnesota United), Pyry Soiri (Esbjerg)

Qadka Dhexe: Glen Kamara (Rangers), Robert Taylor (Brann), Robin Lod (Minnesota United), Joni Kauko (Esbjerg), Onni Valakari (Pafos), Rasmus Schüller (Djurgården), Thomas Lam (Zwolle), Tim Sparv (Larissa), Fredrik Jensen (Augsburg), Lassi Lappalainen (Montréal)

Weeraryahanada: Joel Pohjanpalo (Union Berlin), Marcus Forss (Brentford), Teemu Pukki (Norwich)

Kulamada Ay Ciyaarayaan Group B

Sabti 22-da juun Denmark vs Finland.
Waqtiga: 7:00 pm Xiliga Geeska Africa.

Arbaco 16-ka juun Finland vs Russia.
Waqtiga: 4:00 pm Xiliga Geeska Africa.

Isniin 21-da juun Finland vs Belgium.
Waqtiga: 10:00 pm Xiliga Geeska Africa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *