EURO

Hordhaca iyo Falanqeynta Group A Tartanka Euro 2020.

Tartanka xiisaha badan ee Euro 2020 Group-kiisa A waxaa kuwada jira xulalka Turkey, Italy, Wales iyo Switzerland oo dhamaantood doonaya iney meel fiican ka gaaraan tartankaan xiisaha badan hadaba waxaynu eegeynaa macalimiinta, ciyaartoyda iyo xaqiiqooyinka xulkasta.

Turkey

Senol Gunes- waa Macalinka xulka qaranka Turkey hogaaminaya tartankaan waxaa uu horey usoo maamulay xulkii Turkey ee kaalimta 3aad ka galay koobkii aduunka ee 2002 sidoo kale waxaa uu Besiktas kula guuleystay 2 horyaal oo Super lig Turkey-ga ah.

Turkey ayaa si qurux badan usoo ciyaaray isreeb reebkii tartankaan Euro 2020 iyagoo 4 dhibcood ka qaatay xulka heysta koobka aduunka ee France iyagoo ku sigtay iney kaalinta koobaad kaga soo baxaan guruub-kooda.

Caglar Soyuncu ayaa turkey ka caawiyey iney shabaqooda difaacdaan 8 kulan iyadoo kaliya laga dhaliyey 3 gool waana waqtigii ay ugu difaaca adkayeen, sidoo kale Burak Yilmaz iyo saxiibkiisa Yusuf Yazici oo sanadkaan horyaalka France kula guuleystay kooxda Lille ayaa ka mid ah xidigaha uu ku duulayo sanadkan xulka Turkey.

Ciyaartoyda Xulka Turkey

Goolhayeyaal: Altay Bayındır (Fenerbahçe), Uğurcan Çakır (Trabzonspor), Mert Günok (İstanbul Başakşehir),

Daafacyada: Çağlar Söyüncü (Leicester),
Zeki Çelik (LOSC Lille), Kaan Ayhan (Sassuolo), Merih Demiral (Juventus), Mert Müldür (Sassuolo), Ozan Kabak (Liverpool), Rıdvan Yılmaz (Beşiktaş), Umut Meraş (Le Havre).

Qadka Dhexe: Yusuf Yazıcı (LOSC Lille), Dorukhan Toköz (Beşiktaş), İrfan Can Kahveci (Fenerbahçe), Okay Yokuşlu (West Brom), Orkun Kökçü (Feyenoord), Ozan Tufan (Fenerbahçe), Taylan Antalyalı (Galatasaray), Hakan Çalhanoğlu (AC Milan).

Weeraryahanada: Burak Yılmaz (LOSC Lille), Cengiz Ünder (Leicester), Enes Ünal (Getafe), Abdülkadir Ömür (Trabzonspor), Kerem Aktürkoğlu (Galatasaray), Halil İbrahim Dervişoğlu (Brentford), Kenan Karaman (Fortuna Düsseldorf).

Kulamada Ay Ciyaarayaan Groub A

-Jimco 11-ka Juun Turkey vs Italy
Waqtiga: 10:00pm Xiliga Geeska Africa.
Garoon-ka: Rome.

-Arbaco 16-ka juun Turkey vs Wales
Waqtiga: 7:00 pm Xiliga Geeska Africa.
Garoon-ka: Baku.

-Axad 20-ka juun Switzerland vs Turkey
Waqtiga: 7:00pm Xiliga Geeska Africa.
Garoon-ka: Baku.

Italy

Roperto Mancini- waa macalinka hogaamin doona talyaaniga tartanka Euro 2020 wuxuuna horey usoo maamulay kooxda Manchester City ee ka dhisan gudaha ingiriiska waxaana loo magacaabay shaqada xulka talyaaniga 6 bilood ka dib markii xulka talyaaniga uu ku guuldareystay inuu usoo baxo koobkii aduunka ee 2018-kii.

Mancini ayaa badalay Gian Piero Ventura kadib markii Italy usoo bixi weysay koobkii aduunka 2018 wuxuuna Talyaniga ku hogaamiyey 10 guul isreeb reebkii Euro 2020 isagoo heysta 70% guul ah marka loo fiiriyo kulamada uu leyliyey xulka talyaaniga.

Ciyaartoyda Xulka Talyaaniga

Goolhayeyaal: Gianluigi Donnarumma (Milan), Alex Meret (Napoli), Salvatore Sirigu (Torino).

Daafacyada: Francesco Acerbi (Lazio), Alessandro Bastoni (Inter), Leonardo Bonucci (Juventus), Giorgio Chiellini (Juventus), Giovanni Di Lorenzo (Napoli), Emerson Palmieri (Chelsea), Alessandro Florenzi (Paris), Leonardo Spinazzola (Roma), Rafael Toloi (Atalanta).

Qadka Dhexe: Nicolò Barella (Inter), Bryan Cristante (Roma), Jorginho (Chelsea), Manuel Locatelli (Sassuolo), Lorenzo Pellegrini (Roma), Stefano Sensi (Inter), Marco Verratti (Paris).

Weeraryahanada: Andrea Belotti (Torino), Domenico Berardi (Sassuolo), Federico Bernardeschi (Juventus), Federico Chiesa (Juventus), Ciro Immobile (Lazio), Lorenzo Insigne (Napoli), Giacomo Raspadori (Sassuolo).

Kulamada Ay Ciyaarayaan Groub A

Jimco 11-ka Juun Turkey vs Italy
Waqtiga: 10:00 pm Xiliga Geeska Africa.
Garoon-ka: Rome.

Arbaco 16-ka Juun Italy vs Switzerland
Waqtiga: 10:00 pm Xiliga Geeska Africa.
Garoon-ka: Rome.

Sabti 20-ka juun Italy vs Wales
Waqtiga: 7:00 pm Xiliga Geeska Africa.
Garoon-ka: Rome.

Switzerland

Vladimir Petkovic- waa macalinka hogaamin doono Switzerland tartanka Euro 2020 wuxuuna horey usoo maamulay kooxo ka dhisan dugaha Switzerland iyo kooxda Lazio waxaana shaqada xulka Switzerland loo magacaabay 2014 isagoo hogaaminayey xulka Switzerland wareegyadii 16-ka Euro 2016 iyo Euro 2018.

Switzerland ayaa gaartay 6 guul oo xiriir ah oo ay ku jirto kulankii ugu dambeyey oo ay 7-0 uga badiyeen xulka yar ee Liechtenstein kahor kulan kooda furitaanka Euro 2020 ay la ciyarayaan xulka qaranka Wales.

Ciyaartoyda Xulka Switzerland

Goolhayeyaal: Yann Sommer (Mönchengladbach), Yvon Mvogo (PSV), Jonas Omlin (Montpellier).

Daafacyada: Manuel Akanji (Dortmund), Loris Benito (Bordeaux), Eray Cömert (Basel), Nico Elvedi (Mönchengladbach), Jordan Lotomba (Nice), Kevin Mbabu (Wolfsburg), Becir Omeragic (Zürich), Ricardo Rodríguez (Torino), Fabian Schär (Newcastle United), Silvan Widmer (Basel).

Qadka Dhexe: Christian Fassnacht (Young Boys), Edimilson Fernandes (Mainz), Remo Freuler (Atalanta), Admir Mehmedi (Wolfsburg), Xherdan Shaqiri (Liverpool), Djibril Sow (Frankfurt), Ruben Vargas (Augsburg), Granit Xhaka (Arsenal), Denis Zakaria (Mönchengladbach), Steven Zuber (Frankfurt)

Weeraryahanada: Breel Embolo (Mönchengladbach), Mario Gavranović (Dinamo Zagreb), Haris Seferović (Benfica).

Kulamada Ay Ciyaarayaan Group A

Sabti 12-ka juun Wales vs Switzerland
Waqtiga: 4:00 pm Xiliga Geeska Africa.
Garoon-ka: Baku.

Arbaco 16-ka juun Italy vs Switzerland.
Waqtiga: 10:00pm Xilga Geeska Africa.
Garoon-ka: Rome.

Axad 20-ka juun Switzerland vs Turkey.
Waqtiga: 7:00pm Xiliga Geeska Africa.
Garoon-ka: Baku.

Wales

Rob Page- waa sii hayaha tababaraha xulka Wales madama uu maqanyahay Ryan Giggs oo ah tababaraha Wales dacwad ku socota awgeed, Page ayaana loo magacaabay tababare ku xigeen-ka Wales 2019-kii.

Gareth Bale ayaa la filayaa inuu noqdo furaha xulka Wales tartanka Euro 2020 sidoo kale xidigaha Daniel James, Neco Williams, iyo Natham Ampadu ayaa la larajeynayaa iney soo bandhigaan hibadooda ciyaareed.

Ciyaartoyda Xulka Wales

Goolhayeyaal: Wayne Hennessey (Crystal Palace), Daniel Ward (Leicester City), Adam Davies (Stoke City)

Daafacyada: Chris Gunter (Charlton Athletic), Ben Davies (Tottenham Hotspur) Connor Roberts (Swansea City), Ethan Ampadu (Chelsea), Chris Mepham (Bournemouth), Joe Rodon (Tottenham Hotspur), Neco Williams (Liverpool), Rhys Norrington-Davies (Sheffield United), Ben Cabango (Swansea City), Tom Lockyer (Luton)

Qadka Dhexe: Aaron Ramsey (Juventus), Joe Allen (Stoke City), Jonathan Williams (Cardiff City), Harry Wilson (Liverpool), Daniel James (Manchester United), David Brooks (Bournemouth), Joe Morrell (Luton Town), Matthew Smith (Manchester City), Dylan Levitt (Manchester United), Rubin Colwill (Cardiff City)

Weeraryahanada: Gareth Bale (Tottenham), Kieffer Moore (Cardiff City), Tyler Roberts (Leeds United).

Kulamada Ay Ciyaarayaan Group A

Sabti: 12-ka juum Wales vs Switzerland.
Waqtiga: 4:00pm Xiliga Geeska Africa.
Garoon-ka: Baku.

Arbaco 16-ka juun Turkey vs Wales
Waqtiga: 7:00pm Xiliga Geeska Africa.
Garoonka: Baku.

Axad: 20-ka juun Italy vs Wales.
Waqtiga: 7:00pm Xiliga Geeska Africa.
Garoon-ka:Rome.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *