Hordhac

Hordhaca : Chelsea vs Brighton & Hove Albion.

Kooxaha Chelsea iyo Brighton waxay horey u kulmeen 11 jeer chelsea ayaa 10jeer badisay halka 1 jeer ay galeen barbardhac.
Chelsea ayaa ilaashatay shabaqeeda 6dii kulan ee ugu dambeysay oo ay laciyaareen Brighton 5 kulan oo Premier league ah iyo 1 FA cup ah chelsea ayaana dhalisey 14 gool.

Chelsea ayaa badisay kulankii lugta hore ee kadhacay Amex ciyaar kudhamatay 3-1 goolal ay dhaliyeen xidigaha kala ah Jorginho( rigoore) james, zouma.

Guulihii ugu waa weynaa ay kala gaareen Chelsea iyo Brighton:

Brighton 0-4 Chelsea 2017/2018 Premier league
Chelsea 4-0 Brighton 1966/1967 FA Cup
Brighton 2-1 Chelsea 1932/1933 FA Cup

Shaxaha Macquulka ah:

Chelsea: Mendy; Azpilicueta, Zouma, Rudiger; james, Jorginho, Kante, Chilwel; Mount, Havertz, Pulisic

Brighton:Sanchez; White, Dunk, Veltman; Gross, Lallana, Bissouma, Moder; Trossard, Maupay, Welbeck.

Waqtiga Kulanka: 10pm XGA.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *