Hordhac

Hordhaca : Aston Vila vs Mancity.

Kooxaha kubada cagta ee Aston Vila iyo Mancity ayaa kubalansan stadium ‘Villa Park’ kulan katirsan horyaalka ingiriiska.

Aston Villa ayaa 11jeer guuldareysatay 13kii kulan ee ugu dambeeysay ay laciyaartay kooxda Mancity 1 guul iyo 1 bar bardhac.

Mancity ayaa guuleysatay 4 tii kulan ee ugu dambeysay horyaalka ingiriiska oo ay kahortimid Aston Villa iskudar goolal ah (15-1).

Mancity ayaa guleysatay 14 kii kulan ee ugu dambeysay oo ay ciyaartay maalin arbaco ah halka aston villa ay guuldareysatay 4 tii kulan ee ugu dambeysay oo ay ciyaartay maalin arbaco ah xili ciyaareedk9an.

Aston Villa ayaa guuldareysatay 8 kulan 10kii kulan ee ugu dambeysay oo ay laciyaartay kooxda mancity iskudar goolal 22-5 ah.

Shaxaha Macquulka Ah:

Aston Villa : Martinez, Cash, Konsa, Mings, Luiz, Mcginn, Nakamba, Watkins , Traore, El-Ghazi.

Mancity: Ederson, Diaz, Stones, Ake, Silva, Mendy, Fernandinho, Cancelo, Sterling, Jesus, Ferran.

Waqtiga Kulanka : 10:15 pm XGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *