Premierleague

Gudoomiyaha Kooxda Manchester United Joel Glazer oo la Kulmay taageerayasha kooxdiisa 16sano kadib iyo balan qaadka uu sameeyey..

Gudoomiyaha kooxda Manchester United Joel Glazer ayaa ka qeyb galay kulan ay isugu yimaadeen taagerayaasha Man United markii ugu horeysay 16sano kadib isagoo balanqaaday inuu taageri doono tababaraha kooxdiisa Ole Gunar Solskajaer suuqa kala iibsiga xagaagan.

Glazer oo lahadlayey taagerayasha Manchester United jimcihii ayaa balanqaaday inuu maal gelin doono dhismaha garoonka Old Traford iyo xarunta tababarka kooxda ee carrighton .

Gudoomiyaha oo markii ugu horeysay 16sano kadib lakulmay tagerayaasha kooxdiisa ayaa ubalan qaaday inuu wanaajin doono xiriirka kooxda iyo taagerayaasha ka dhexeeya kadib isku dhicii uu sababay European Super League (ESL).

Taageerayaasha kooxda Man United ayaa dhigay bananbax xoogan oo ay uga soo horjeedaan go,aankii kooxdooda ugu biirtay tartanka European Super League iyadoo laxasuusto iney baajiyeen ciyaar Old Traford ku dhexmari laheyd markaas kooxaha Man United iyo Liverpool inkastoo ciyaartaasi dib laga dheela

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *