Xulalka

England Iyo Austria, Germany Iyo Denmark Iyo Dhamaan Kulamada Saaxiibtinimo Ee Xulalka Caalamka Ciyaarayaan Caawa.

Waxaa la ciyaarayaa caawa kulamo saaxibtinimo oo udhaxeya xulalka caaalamka ee ka qeyb galaya tartanka Euro2020 ee bilaaban doona bishaan gudaheeda waxaana kamid ah kulamada ay ciyaarayaan xulalka England iyo Austria, Germany iyo Denmark.

Halkaan ka aqriso dhamaan kulamada saaxiibtinimo ee caawa laga ciyaarayo daafaha caalamka iyo waqtiyada ay soo galayaan:

 England vs Austria        10:00pm   Xiliga Geeska Africa

Germany vs Denmark   10:00pm   Xiliga Geeska Africa

France vs Wales              10:05pm  Xiliga Geeska Africa

Holland vs Scotland        9:45pm   Xiliga  Geeska Africa

Romania vs Georgia        9:45pm    Xiliga Geeska Africa

Norway vs Luxembourg  8:00pm   Xiliga Geeska Africa

Bosnia & Herzegovina vs Montenegro  7:00pm  Xiliga Geeska Africa

Belarus vs Azerbaijan      7:00pm   Xiliga Geeska Africa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *