EURO

Belgium Oo Guul Weyn Ku Furtay Euro 2020+Qiimeynta Ciyaartoyda..

Xulka qaranka Belgium ayaa guul weyn ku furtay tartanka xiisaha badan ee Euro 2020 kadib markii uu 3-0 uga badiyey xulka qaranka Russia waxaana goolasha udhaliyey xidigaha Romalu Lukaku iyo Thomas Munnier.

Lukaku ayaa sii watay qaab ciyaareedkiisa wanaagsan ee xulka qaranka Belgium isagoo dhaliyey 2 gool ciyaartii Belgium 3-0 kaga badiyey xulka Russia tartanka Euro 2020 Group B.

Russia oo marti loogu ahaa gurigooda ayaa muujiyey didaal badan balse nasiib uma aysan yeelan iney gaaraan shabaqa uu waardiyaha ka ahaa goolhaye Thibaut Courtois.

Qiimeynta Ciyaartoydii Kulanka Dheeshay

Belgium: Courtois(6), Alderweireld (7), Boyata(7), Vertoghnen (6), Castagne (6), Dendoncker (6), Tielmans (7), Thorgan Hazard(7), Martens (7), Carassco (6), Lukaku (8).

Badalka: Munnier (7), E.Hazard (6), Vermaelen (6), Praet(6).

Russia: Shunin (6), Fernandes (6), Semenov (5), Dzhikija (6), Zhirkov (6), Barinov (7), Ozdoev (5), Zobnin (6), Kuzyaev (6), Golovin (6), Dzyuba (6).

Badalka: Cheryshev (5), Karavayev (5), Diveev (5), Mukhin (5), Miranchuk (5).

Xidigii Garoonka: Romelu Lukaku

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *